Blog Content

Home – Blog Content

AGAALI-WARANLEY: AGAALI GUDUUD (CAS)

Waa mid ka mid ah 28god ee uu dayaxu dago waxay dhacda kana tirsantay bahda Raqaha ama Faraacida Waa Godka 5aad ee habeen tirsiga dayaxa.
Waxa kale oo loo garan og yahay oo ay ku taala gacanta sare ee Nin-Ligagey.

Godkani Agaali-Waran waxa ay qoroxdu ku martaaa 13 ka habeen u dambeeya busha 11aad ee kaltarsiga Somalida ee Dirir-Cawl kuna beegan 9 Jun ilaaa 21Jun.

Xidigta Agaali-Waranley waxay kamid tahay xidigaha ugu iftiinka badan cirka habeenkii.

Waa xidigta tobonaad ee ugu iftiinka badan cirka habeenkii.
Balse Mararka qaar waxay u dhowdahay kaalinta 7aad ama 8aad halka xiliyada qaarna iftiinkeeda hoos u dhaco, waxay dhaaftaa kaalinta 10aad tani Waa markay dhacdo ee ay tuurto walxo (boodh, gaas) kuwaas daboolaya qeybaha iftiinka.

Gaali-Guduud waxa ay kamid tahay xidigaha qaybta ka ah isku-rarankeenna.

Waxa ay dhulka u jirtaa masaafo gaadhaysa 550 Sanad-Ilays ilaaa 640sannad-ilays .

In ka badan 1,000–1,400 jeer ayay ka ballac weyn tahay qorraxdeenna, ama kun q

Previous Post
Next Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *