Blog Content

Home – Blog Content

Lottery Checker

Hadii aad Haysato Confirmation Numberkaga Taabo Link gan o hubi  ina Gulaysatay. 👇✅

https://dvprogram.state.gov/

Nasiib wacan

______________________________

Haddii aad ilawday confirmation number-ka ee lottery-gaaga,

waa muhiim inaad tallaabooyinkan si saxda ah u raacdo si aad u hesho macluumaadkaaga.

1. Booqo Bogga Rasmi ee Lottery-ga: ee Linkga Hose👇✅

https://dvprogram.state.gov/

 

2. Fur Foomka Eedeynta (Entry Status Check):

Raadi qaybta loogu talagalay “Entry Status Check” ama “Check Status“.

Tani waa meesha aad ku hubin karto status-kaaga iyo inaad hesho confirmation number-kaaga.

3. Wa inad Xusuusata Xogti Kale ee Lagama Maarmaanka Ahayd Tusale . Magacagi o dhamaystiran, iyo Email kagi
Haddii aad ilowday confirmation number-ka,

Magacaaga buuxa (sida uu ku qoran yahay baasaboorkaaga).
Taariikhda dhalashadaada.
Email-ka ama password-ka

4. Isticmaal “Forgot Confirmation Number”

Haddii bogga lottery-ga uu leeyahay ikhtiyaar ah “Forgot Confirmation Number” ama wax la mid ah, raac tilmaamahaas.

Hadi aad araacday Tilmamahas
Waxaa laguu soo diri doonaa *Email* ay ku jirto *confirmation number-kaaga.

5. Hadi aad wayso La Xiriir Qaybta Contact ee ku muqata

*Contact Us* ee bogga, waxaana kula soo xiriiri doona qaybta Qancinta macaamiisha si ay kaaga caawiyaan sidii aad u heli lahayd xogtaada.

 

FG: si sax ah u hubi Magacaga iyo Xogtada inay tahay ti aad ku buxusay Lottery

Hadi aad u Bahan tahay Video Sharaxad ah ka daawo Halkan

 

YouTube

Previous Post
Next Post