Halkan kala dag Application ka ChatGPT 40
Hadi aad iPhone wadatana halkan 👇
Ereyadaan isticmaal si sax ah
( Sawirkaan waxaa iga dhigta cunug yar adiga oo aan bedelayn muqalka wajigisa saxda ah iyo sido kale dharka uu qabo iyo goobta uu fadhiyo .)
steps kaan raac si aad u samaysato
step 1.
step 2
qaybtaan wa qaybta video ga kaga hadal sinaysa
ha ilawin in aad ku darsato cod video ga adigo tabanaya link hose















